10 qof oo ku geeriyootay Degmada Buuhoodle

0

Sida wararka aan ka heleyno degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ay sheegayaan , ku dhawaad 10 qof ayaa u geeriyootay cudurka Shuban Biyoodka.

Dadka geeriyooday ayaa u badnaa caruur , waxaana la soo sheegayaa inay jiraan qaar kale oo la il daran cudurka shubanka oo ka dilaacay degmada Buuhoodle iyo deegaanada kale ee ku dhaw dhaw.

Gobolka Togdheer ayaa ka mid ah gobolada ay abaarta xiligan ka jirta Soomaaliya ay saameynta xoogan ay ku yeelatay , taasi oo dad badan ku xoolo beleen .

Xogdoonnews:

Muqdisho Somalia

Xogdoon2015@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here