Cali Gacal oo Cadaado gaaray iyo Xiisadda Galmudug oo Cirka isku Shareertay

0

waxaa goordhaw magalada Cadaado ee Xarunta Baarlaamaka Galmudug gaaray wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka galmududg mudane Cali Gacal Casir iyo xildhibaano kuwaa oo muqdisho kusugnaa ayaantan

Gudomiyaha Baralamaanka Galmudug Cali Gacal ayaa waxaa garoonka diyaaradaha cadaado kusoo dhaweeyay MADAXWAYNE KUXIGEENKA galmudug mudane Maxamed Xashi Cabdi,wasiiro ,Xildhibaano iyo qaybaha bulshada Cadaado..

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug mudane Cali Gacal iyo Maxamed Xaashi Cabdi Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa khilaaf siyaasadeed kala dhexeeyaa madaxwaynaha Galmudug kaa oo kusugan Magalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Galmudug ayaa muddo sanad kabadan wajahaysa khilaaf udhexeeya mudo sanada kaa oo salka kuhaya sida loo hirgalinayo heshiiskii ay ahlusuna iyo Galmudug kuwada gaaareen sanadkii 2017 wadalka Djibouti.

sidoo kale waxaa goordhaw lafilayaa in wafdi uu hogaaminyayo gudoomiyihii Shalay xilka ay kaqaadeen xildhibanada Alusuna ee Galmudugta Duusamareen Mudane Cali Gacal Casir inuu sooo gaaro Cadaado kaa oo diiday in xilka laga qaaday uuna gudoomiyaha rasmigaa ee Baarlamanka galmudug.

shalay ayay ahayd markii xildhibaano ubadan kuwa ahlusuna ee kusugan Dhuusamareb ay xilka qaadis kusameeyeen Gudoomiye Cali Gacal Casir.