Maxaa ka ogtahay 16 Sababood Oo Loo Diley Qadafi Madaxwaynihii Libya, Loona Baaba’shay Libya.

0

Waxa La Turjumay (Afsoomaali Lo bedelay) Qoraal Uso Dhigay Isago English Ku Qoran Nin U Dhashay Wadanka Ghana. 16 Qodob Ama Sababood Oo Loo Diley Qadafi Madaxwaynihii Libya, Loona Baaba’shay Libya.

1- Majirin Wax Biil Koronto Ah Oo Laga Qaadi Jiray Muwaadin Kasta Oo Libyan ah. Dhammaan Wadanka Korontadiisu Waxay Ahayd Bilaash.

2-Majirin Wax Saaritaan Lacageed Ah Dhanka Bankiyada, 0%.

3- Qadafi Wuxuu Hirgeliyey Amma Saxiixay Sharci Dhigaya In Uusan Qof Familygiisa Ahi Helin Guri Ilaa Uu Muwaadin Kastaaba Helo Guri. Qadafi Aabihii Wuxuu Dhintey Isagoo Aan Lahayn Wax Guri Ah.

4- Laba Kasta Oo Is Guursadaa Waxaa Lasiin Jiray Lacag Gaadhaysa 60,000 Diinaar Oo U Dhiganta (50,000$).

5- Waxbarashada Iyo Adeega Caafimaadka Ee Muwaadin kasta Oo Libyan Ah Waxay Ahayd Bilaash. 25% Ayaa Waxbarasho Tegi Jiray Qadaafi Kahor Dabadiina 83%.

6- Muwaadinkii Doona Inuu Shaqaysto Isagoon Lahayn Aqoon Waxaa Laga Caawin Jiray Waxbeerashada Iyo Xoolo Dhaqashada, Waxaana Lasiin Jiray Guri Beeri Kudhex Taal.

7- Haddii Qof Libyan Ahi Kabaxo Jaamacad Balse Uusan Helin Shaqo Waxaa Dawladu Siin Jirtay Lacag Udhiganta Aqoontiisa.Inta Uu Shaqo Kahelayona Lacagtaas Ayu Qaadan jiray.

8- Qof Libyan Ahi Haddii Uu Gato Gaari Kala bar lacagta Waxaa Kabixin Jirtay Dawlada.

9- Shidaalka Litre Kasta Waxa Uu Ahaa Qiime Garaya 0.14$. Wax Aan gaarin 0.5cent.

10- Majirin Libya Wax Dibada Uga Imaan Jiray,Sidas Oo Ay Tahayna Waxaa Gudaha Wadanka Kaso Xeroon Jiray Lacag Gadhaysa 150 billion.

11- Qofka Aan Gelin Jaamacad Ee Waxbarashada Iyo Shaqada Aan Haysan Waxaa Dawladu Ku Kaabi Jirtay Lacag Dhan 2,300$ Bil Kasta.

12- Dakhliga Saliida Wadanka Waxaa Toos Logu So Shubi Jiray Bankiga Dawlada Waxaana Dib Loogu Celin Jiray Shacabka Libya.

13- Hooyo Kasta Oo Dhasha Cunug Waxay Qaadan Jirtay 5,000$.

14- 40 Xabo Ee Rootiga Ahi Waxaa Lasiin Jiray Qiimo Dhan 0.15 . Wax kayar 0.5cent.

15- 25% Bulshada Libya Waxay Dhamaysteen Jaamacadaha.

16- Qadafi Wuxuu Sameeyey Qorshe Horumarineed Uu Ubaxshay “The great man” Oo ah ” Ninkii Sareeyey Ama Qiimaha Badnaa” Oo Uu Ula Jeeday Waari Mayside War Hakaa Hadho.

Ugu Danbayntii Haddii Hogaamiyaha Sidaas Uwanaagsan Ee Ummadiisa Sidaas Ugu Shaqaynaya Lagu Tilmaamayo Amma U Yahay Keligii Taliye, Dimuquraadiyada Waxa Reer Galbeedku Ula Bexeen Ee Ay Kusheegaan Jahanama Ha Isla Galaan”.

Walaal, Haddiibaa aAad Intaan So gaartay Share U Sii Dheh Asxaabtaada Si Ay Uga Faidestaan Qoraalkaaan##

W/Q AbdiHakim D Bolis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here