Akhri Magacyada Masuuliyiinta Qaraabada Farmaajo ah

0

Madaxweyne Farmaajo ayaa Jufadiisa hoose ku Tixay Xilal kala Duwan xitaa Marexan oo dhan ma ahan waa Jufadiisa hoose

Hadaba Xogdoonnews ayaa idiin soo aruurisay Magacyadooda ee hoos ka Akhriso.

1- Cabdulahi Faarax Taano Safiirka Somalia u Fadhiya Dalka Qatar 🇶🇦 Mareexan reer Diini

2- karar Dhoomey Agasimaha Wasarada Batroolka & Macdanta Mareexan reer Diini

3- Cabdirisaaq Caato Agasimaha Villa Somalia 🇸🇴 Mareexan Reer Diini

4- Xuseen Cabdi Aadan Gudoomiye ku xigeenka 1 kowaad ee Doorashada Qaranka Mareexan Reer Diini

5- Ahmed Daahir Mohamed Safiir ku xigeenka Dalka Imaradka ahna Qunsulka guud ahna hadda muddo ku dhaw labo Sano Mareexan Reer Diini

6- Cabdi Sataar Mohamed Geelle isku xirka Mamul Goboledyada & Xafiiska Madaxweynaha Mareexan Reer Diini

7- Balaal Mohamed Cismaan Madaxa Xafiiska Madaxweynaha ahna la Taliyaha Arimaha Dibada Ahna Xog haya gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo Mareexan Reer Diini

8- Cali Mire Ducaale Taliyaha NISA ee Jubbaland

9- Aadan Dhafoorey Taliyaha Ciidamada Gobolka Gado Mareexan Reer Diini

10- General Cabdulahi Sanka Taliyaha Ciidama Gobolka Gado Mareexan Reer Diini

11- Zakariye ismaaciil Xersi Agaasimaha guud ee Hay ada NISA MAREEXAN REEE DIINI

12- Cabdulahi Aadan kulane Taliyaha Hool galinta Ciidama Nisa Mareexan Reer Diini

13- Farxaan Gurxan Xughaya Kowaad ee Safarada Somalia ee ku leedahy Dalka KOWEAT Mareexan Reer Diini

14- Ahmed Caafi la taliyaha Madaxweynaha Dhanka Mamulka Galmudug Mareexan reer Diini

15- Ahmed Abdiraxmaan Safiirka Somalia u fadhiyo Dalka Zambia 🇿🇲 Mareexan reer Diini

16- Abdi Nuur Gaas Agasimaha Hormarinta Bank of Somalia Mareexan Reer Diini

17-Abdi wali Shiikh juqraafi AGasime ku xigeenka Hay ada Socdaalka & Jinsiyada Somalia Mareexan Reer Diini

18- Ali Seerar Jareere Agasimaha Arimaha Ababulka & Xariirka Xafiiska Madaxweynaha Mareexaan Reer Diini

19- Saacid XaAji la taliyaha Dhanka dhaqalaha Madaxweyne Farmaajo Qabiilkisu waa Mareexan Reer Diini

20- Abdi Caana Nuur Taliye ku xigeenka Airportka Moqdisho Mareexaan Reer Diini

22- Ahmed Ugaas la taliyaha Arimaha Bulshada Xafiiska Madaxweynaha Mareexaan Reer Diini

W/Q/ Ali Aadan Hashi