AKHRISO: Bayaanka Culimada Soomaaliyeed ay ka soo saareen Ninkii u Gefay Nabiga (NNKH)

0

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay nin la sheegay in uu ku sugan yahay Magaalada Gaalkacyo oo u gafay Nabi Maxamed NNKH.

Sheikh Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed,ayaa codsaday in ninkaasi sharciga la marsiiyo,maadaama uu sameeyay fal ka baxsan diinta Islaamka.