AKHRISO Jubaland oo go’aan cad ka qaadatay shakiga la xiriira wax ka bedelka Heshiiska hanaankii doorashoo

0

 

Maamulka Goboleedka Jubaland ayaa ka digtay in wax laga badalo hanaankii doorasho ee madaxda Soomaaliyeed ku heshiisay.

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa lagu cadeeyay mowqifka Jubaland oo ah inaysan aqbali doonin faragelin lagu sameeyo heshiiska islamar ahaantaana aysan qaadi doonin masuuliyada iyo cawaaqibta ka dhalata hadii heshiiskaas faragelin lagu sameeyo.

War-Saxaafadeed-21-May-2016-page-001-1-791x1024

War-Saxaafadeed-21-May-2016-page-002-791x1024

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here