Aqriso: 11 Shuruudood oo lagu xiray Ardayda galeysa Imtixaanka dowladda

0

Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay inuu soo maro ardeyga ka qeyb galaya imtixaanka shahaadiga.