AQRISO: Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo Mooshin ka gudbiyay Guddoomiye Jawaari

0

Mooshin laga wado Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka, Mudane Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa horyaalla Baarlamaanka dalka, kaasoo lagu doonayo in guddoomiyaha meesha looga saaro.

Mudaneyaasha ayaa waxay Mooshin ka wadaan Jawaari, kaasoo lagu doonayo in xilka looga tuuro.

Xildhibaanada oo soo saaray warqad qoraal ah oo ay warbaahinta u aqriyeen ayaa ujeedka Mooshinkooda waxa ay ku sheegeen in ay kalsoonida kala noqdaan Guddoomiye (Jawaari) waxayna tiradoodu ka badantahay 100 Xildhibaan.

Haddaba Waraaqdaan hoose ka Aqriso.