ARAG FADEEXADAAN "Puntland ma waxay ka mitahay Itoobiya.?" Garowe oo looga dabaal degay Mingiste

0

Magaalada Garoowe  Waxaa maanta  lagu qabtay Munaasabad la sheegay in loogu dabaaldegayo 25 sano guurada kasoo wareegtay markii qowmiyadaha Itoobiya iska xoreeyeen keligii taliskii Mingiste.

Munaasibadan Noocan oo kale ah ayaa dhowr jeer waxaa loogu qabtay Garoowe iyo Hargeisa iyadoona ay ku xeeran yihiin Su’aalo kala duwan, Sidoo kalana waxaa ka qayb gala madaxda maamulka Puntland.

Hadaba Waxaanu Idiin soo gudbinaynaa Su’aalo la xidhiidha Arintaan,  bal jawaab u keena oo  oo aynu si cilmiyeysan uga doodno!!

  1. 01. Maxay tahay ujeedka loogu qabtay dhul aan kamid ahayn dhulweynaha Itoobiya oo Soomaali xor ah leedahay?
  2. 02. Qowmiyadaha iska xoreeyey mingiste miyeynu kamid nahay mise wax kala jira?
  3. Weli ma dhacday in Addis Ababa lagu qabtay munaasabad lagu weynayno 26 juun ama 15 May ee SYL?
  4. Puntland maxay tahay muhiimada iyo faa’idada ugu jirta in madaxdeedu ka qeybgasho maalintan?

FG: Calankii Puntland waxa lala mid dhigay kuwa qowmiyadaha Itoobiya ee kililada …waxaase ka daran kursiga dheerna ..waa kii wakiilka Itoobiya ee Garoowe ku fariisan lahaa.

1-15

CADEEYN:-Yusuf Garaad Oo Lo Qorsheeyay In U Safiir ka Noqdo Wadan Cadow ku ah soomaliya&Yaa wada Qorshahaas..(VIDEO)..// HALKAAN RIIX XASAASI 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here