canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Buuq ka Socda Xarunta Doorashada & Guusha Jawaari oo Lasii Ogaaday | XOG-DOON NEWS

Buuq ka Socda Xarunta Doorashada & Guusha Jawaari oo Lasii Ogaaday

Buuq iyo Sawaxan ayaa mar keliya laga maqlay Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho iyadoo Doorashada Baarlamaanka uu ku guuleystay Jawaari.

C/rashiid Xiddig ayaa gacan qaaday Jawaari si hoosena ugu hambalyeeyey.

Mar keliya ayaa waxa Xildhibaanadu ay badankood Qeylo iyo Sawaxan ku dhawaaqeen markii ay ogaadeen in Maxamed Cusmaan Jawaari uu guuleystay.

Natiijada weli laguma dhawaaqin balse waxaa jira in laga sii hordhacay oo tirinta codadka uu Jawaari kusoo baxay.

Halkaan kala soco Wararka

.