CADEEYN:-Yusuf Garaad Oo Lo Qorsheeyay In U Safiir ka Noqdo Wadan Cadow ku ah soomaliya&Yaa wada Qorshahaas..(VIDEO)..

0

Kulanka Golaha wasiirada oo uu shir guddoominayay Ra’iisul wasaare Cumar cabdi rashiid ayaa ugu horeyn  waxaa lagu soo dhaweeyay xeerka madaxweynha soomaliya uu ku meel mariyay hanaanka doorashada dadbadan ee sanadkan 2016,taasoo horay xukuumadda ugu gudbisay barlamaanka,balse markii ay adkaatay ansixinta Barlamaanaka uu madaxweynuhu xeer uu soo saaray ku meel mariyay.

Dhanaka kel shabakada XogdoonNews ayaa ogaatay in Yusuf Garaad Cumar Oo Loo Qorsheeyay in uu  noqon doodo safiirka soomaliya u fadhin doono dalka ithoobiya,warar hoose ayaa sheegaya in yusuf garaad uu ka caga jiidayo in loo dhiibo safiirka soomaliya u fadhiya ithoobiya,isla markaana codsaday in dal kale loogu bedelo,kadib markii fariimo badan oo eedeyn ah ay soo gareen tan iyo shalay aheyd markii xogtani soo shaac baxday.

https://www.youtube.com/watch?v=kP84P2c78B0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here