canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge XOG-DOON NEWS | Archive | Ciyaaraha

Ciyaaraha

Kulamada la ciyaari doono ee Horyaallada waaweyn iyo Saacadaha ay dhacayaan

Kulamo xiiso leh oo ka tirsan horyaallada waaweyn ee Yurub iyo koobka FA cup ayaa maanta ilaa caawa ka dhacaya dalalka England, France, Germany, Spain

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha

Falanqeynta iyo wararka kulanka Burnley vs. Manchester United

Manchester United ayaa la qaadan doonta ciyaar xiiso leh kooxda Burnley waxaana lagu dheelayaa Turf Moor Axadda, xilli ay dooneyso in ay sii wadato rikoorkeeda

Continue Reading »

Ciyaaraha Archives

Real Madrid vs Barcelona safafka, ganaaxyada iyo Wararka labada kooxood kulanka El-Clasico
- Apr 23, 2017
Real Madrid ayaa marti qaadi doonta kooxda Barcelona kulan ka dhacaya garoonka Santiago Bernabeu si ay labada kooxood usii laba u jibbaaraan tartanka La Liga hanashadiisa xagaagan oo ah weli ...
Yeysan Sheeko kugu dhaafin Arsenal vs Manchester City, FA Cup semi-final
- Apr 23, 2017
Arsenal ayaa wajaheysa Manchester City kulan ka tirsan FA Cup semi-finalkiisa kaliya 3 Usbuuc keddib markii ay labada kooxood 2-2 ku dhammeysteen ciyaar Premier League ah oo ka dhacday Emirates ...
Bale oo safka Real Madrid kusoo laabtay ka hor ciyaarta El Clasico
- Apr 23, 2017
Gareth Bale ayaa kusoo laabanaya safka Real Madrid kulanka Axadda ee Clasico kaasoo kooxdiisu la ciyaareyso Barcelona kana dhacaya Santiago Bernabeu, Zinedine Zidane ayaa sidaas xaqiijiyay. Bale ayaa ka maqnaa kooxda ...
Arda Turan oo wadahadal kula jira Arsenal, si uu beddel ugu noqdo……
- Apr 23, 2017
ARSENAL ayaa aad ugu sii dhowaaneysa saxiixa laacibka kooxda Barcelona ee booska dhexe Arda Turan kaasoo garoonka Emirates ka beddeli doona laacibka Mesut Ozil, sida ay sheegayaan warar laga helayo ...
Liverpool oo 6 ciyaartoy Suuqa u gashay, si ay safkeeda Champions League xagaaga dambe ku metelaya ugu xoojiso
- Apr 23, 2017
Jurgen Klopp ayaa daaha ka rogay in kooxdiisu ay suuqa kala iibsiga sanadkan ka dooneyso soo qaadashada xiddigo muhiim ah oo kuwa Europe ugu fiican ku jira, si Champions League ...
DEG DEG: Xulka Kubbadda Cagta Soomaliya oo 2-1 loogu awood sheegtay
- Apr 22, 2017
Xulalka kubbadda cagta Somaliya iyo South Sudan ayaa ciyaar xiiso badan ku qaatay garoonka xero kubbad oo ku yaalo dalka Jabuti,iyagoo wada ciyaaray lugta 1-aad ee is reeb Reebka tartanka ...
Kulamada laga ciyaari doono Horyaallada waaweyn ee Yurub iyo Saacadaha ay dhacayaan
- Apr 22, 2017
Kulamo ka tirsan horyaallada waaweyn ee Yurub ayaa maanta ilaa caawa dhici doona, waxaana jira sidoo kale koobka FA cup oo wareegga 4-ta kooxood la ciyaari doono. Kooxaha Chelsea iyo Tottenham ...
Kulankii Xulka Qaranka Dalkeenna Soomaaliya uu la qaadan lahaa dhiggiisa K/Sudan oo Maanta la ciyaarayo, markii shalay dib loo dhigay
- Apr 22, 2017
Xulka Kubbadda cagta dalkeenna Soomaaliya ayaa la ciyaari lahaa dhiggiisa Koofurta Sudan, ciyaar ka tirsan Koobka CHAN, Jimcihii, waxaase kulankaas loo hakiyay sababo aan la cayimin. Ciyaartaas oo dhici laheyd galabnimada ...

Next Page »