canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge XOG-DOON NEWS | Archive | Faalooyinka

Faalooyinka

AQRISO Xukunka la filayo inuu dhaco iyo Gabadhii la faraxumeeyay oo Codsi wadata…

AQRISO Xukunka la filayo inuu dhaco iyo Gabadhii la faraxumeeyay oo Codsi wadata… • Muxuu yahay XUKUNKA Lagu Fulin Doono Ragii Kufsiga geystay? Wali wax

Continue Reading »

Qeybta Faalooyinka

Faroole iyo Hubkiisa (Ishii Doorashada Aqalka Sare ) Qalinkii Cabdulaahi Cismaan Faarax

  Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole waa mudane ka tirsan aqalka sare ,21-kii bishan ayuu yimid Muqdisho, dadkoo dhami waxaa ay sugayeen xiliga uu Faroole imaan

Continue Reading »

Faalooyinka Archives

Dr. Maxamuud Maxamed Culusow oo Soo Bandhigay Qorshe Muhiim Ah
- Jan 22, 2017
Baaq Uu soo diray Dr. Maxamuud Maxamed Culusow Kuna Socda Xildhibannada Barlamaanka Federaalka 2016 Kaasoo Ku Saabsan Samatabixinta Qaranka Soomaaliya Dr Culusoow ayaa ugu horeyn Hambalyo udiray Xildhibaanada Baarlamaanka 10aad Ee ...
Xildhibaan Codkaaga ha Noqdo Mid wax Dhisa !!
- Jan 20, 2017
  Baarlamaanka Tobanaad oo dalka ka shaqo bilaabay bilowgii sanadkaan ilaa hadana yeeshayna fadhiyadiisii caadiga ahaa, sameeyayna doodo iyo go’aano muhiim ah ilaa hadda. Waxaana u suuragalay doorashooyinkii Gudoomiyaha iyo ku ...
Akhri oo Dhameey Maqaalka: Xildhibaan Fadlan Ha Dooran Farmaajo!!!
- Jan 20, 2017
Dabayaaqadii sanadkii tagay ayaa waxaa Telifoon iisoo diray Taliyaha Amniga Dal Carbta Afrikaad ah oo aan isku dufcad ahayn Markii ay Dawladdii Soomaaliyeed Moosko tacliinta iigu dirtay , in kastoon ...
Maqaal Dhabta Ka Hadlaya: Dawladnimo waa kala danbayn.!!!!
- Jan 19, 2017
Tan iyo markii ay burburtay dawladii dhexe ee somaaliya waxa ummada soo food saaray dhibaatooyin aan la soo koobi karin oo dhinac kasta leh,sababaha loo aaneeyo masiibooyinkaa dhacay waxa ugu ...
Hogaamiye La Mid ah Marxuum Muammar Gaddafi Africa Masoo Mari Doono
- Jan 18, 2017
Madaxweynihii Hore Ee Libya Muammar Gaddafi ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa qof aad uwanaagsan balse suurad xun ay reer galbeedka dadka uga faafiyeen,isagoo kaasi oo kale Africa laga heli doonin. 1- Majirin ...
Waa Kuma Shakhsiga Madaxweynaha Ka Noqonaya Soomaaliya?
- Jan 14, 2017
Dadka Soomaalida ah, inta badan waxaa ay isweydiinayaa “Yaa Noqon Doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya”? jawaabta waa mid adag, Laakin inta aadan dhihin hebel ayaa ku haboon iyo ...
Faarax Shiikh Cabduqaadir lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey!!  
- Jan 13, 2017
Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waagu baryey igu qabtey  Jidka Mak Al-Mukarama markaasuu I weydiiyey Su’aal igu adkaatey Jawaabteeda bal se aan ka fusan waayey in aan uga jawaabo ...
Tooshka Cadaalada: Xaqa ugu weyn Ee Xasan Sheekh Qaban Doona Waa…
- Jan 10, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu mar kale doonayaa Qabashada Xilka Xukunka Dalka. Xasan Sheekh ayaa Afar Sano oo dadku ogaadeen Hogaamintiisa soo dhamaatay iyadoo lagu tilmaamay ...

Next Page »