Home Wararka Maanta

Wararka Maanta

DFS oo Maamuustay Olgan Bekar

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Olgan Bekar, munaasabad lagu...

47 jir ka mid ahaa raggii Weeraray Hotelka Saxafi

Ururka Al-Shabaab ayaa baahiyay Magacyadda qaar ka mid ah raggii Jimcihii lasoo dhaafay weerarka kusoo qaaday Hoteelka Saxafi ee Muqdisho. Al-Shabaab ayaa horay u baahiyay...

Deg Deg: Booliska KGS oo kala erayay Shacab Banaanbaxaayay

Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo ayaa kala cayriyay Dad Shacab ah,kuwaasoo Banaanbax ka sameeyay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Dadka Banaabaxa...

Kooxo hubeysan oo wiil dhalinyaro ah ku dilay Muqdisho

Sida xaqiijiyeen goobjoogayaal Kooxo hubeysan ayaa Maanta degmada Wartanabadda gaar ahaan Xaafadda Labo Dhagax ku dilay wiil dhalinyaro ah. Koox Bastoolado wadatay ayaa toogtay Ruux...

Eritrea oo maanta Cunaqabateynta hubka laga qaadayo

Saacadaha soo socda ayaa lagu waddaa in xubnaha Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ay u codeeyaan in dowladda Eritrea laga qaado cunaqabateynta hubka ee...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliy

Danjire Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa kulan casho sharaf ahaa u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Koonfur Galbeed?

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in ay suurtagal tahay in dib...

Toogasho ka dhacday Boosaaso

Goobjoogayaal ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in  Askari ka tirsan ciidamada badda Puntland ee (PMPF) uu toogasho ku dilay laba askari oo kale,kuwaasoo...

Q.M oo Sheegtay in Hubka DFS Suuqyada lagu iibiyo

Warbixin dheer oo ay soo saareen Somali and Eritrea Monitoring Group (SEMG) ayaa lagu sheegay in hubka soo gala Soomaaliya loo adeegsado qaab siyaasadeed,...

Damaca Itoobiya ee Dhulka Soomaalida

Taariikhda Geeska Afrika ayay ku qeexantahay damaca laxaadka leh ee Itobiya u hayso Badda iyo Barriga Soomaalida. Hadal uu barta Twitarka soo dhigay Jeneralka...