Dhageyso: Maxaadan Ogeyn oo Maanta ka dhacay Xarunta Baarlamaanka?

Xarunta Baarlamaanka Ee Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey maanta Amnigeeda iyadoo waddooyinka gala iyo kuwa ka baxa loo diiday inay galaan halkaasi. Waxa fadhiyey...

Kulanka Golaha Shacabka ee maanta oo Kooram la’aan u baaqday

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in kulanka Golaha Shacabka ee maanta lagu balansanaa uu u baaqday sababo la xiriira Kooram la’aan. Wariyaasha ku...

Gaari Hub siday oo lagu qabtay Duleedka Burco

Ciidamada Somaliland ayaa gacanta ku dhigay gaari hub siday, kaasoo ay sheegeen in laga qabtay Duleedka degmada Burco ee Gobolka Togdheer. Gaarigaas waxaa la geeyay...

DAAWO: In ka badan 50-ruux oo Cudurka shuban biyoodka oo ugu geeriyootay duleedka Muqdisho..

Inka badan 50-ruux ayaa Cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay deegaanka Garas-baaley ee duleedka magaalada Muqdisho. Saraakiil caafimaad oo wax badan ka yaqaan caafimaadka dadweynaha ayaa...

Sanad Kadib Meeshii Ayey Taagantahay Aawey Barwaaqadii Lasoo Arkey?

Qaramada Midoobey iyo dalalka ugu muhiimsan ee ku jira golaha ammaanka waxaa ay walaac ka muujiyeen xiisadda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada! Xiisaddaas...

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal xoogan oo dhacay Qoryooley

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa dagaal ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo xoogag ka tiran ururka Al-shabaab ku dhexmaray deegaan hoostaga degamada Qoryooley...

Askari Kenyan ah oo dalbaday in laga badbaadiyo Shabaab

Loanard Maingi Kiiyo oo ah askari ka tirsan ciidamada dalka Kenya, balse gacanta ugu jira Ururka al Shabaa ayaa dalbaday in laga sii daayo...

khaasara xoogan oo ka dhashay Qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyan ah

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qarax ciidamada Itoobiya lagula eegtay degaano ka tirsan Gobolka Baay ee Koonfurta Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay wadada u...

Warkii ugu dambeeyay Qarax ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Waaxda Maajo ee degmada Waaberi, gaar ahaan xaafada...

Garowe oo laga Mamnuucay in gaadiid dagaal lagu dhex wato

Guddiga amniga gobolka Nugaal ayaa ka mamnuucay in Magaalada Garoowe Caasimadda Puntland hubka lagu dhex-qaato xilli Musharaxiin badan ay hub la galeen Magaalada Maalmihii...