Qarax Qasaara dhaliyay oo ka dhacay Dhoobleey

Wararka ka imaana degmada  Dhoobleey ee gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in kolonyo ka tirsan ciidanka Kenya  qarax lagula eegtay duleedka degmadaasi .   Kharaxan ayaa...

Axmed Faal & Mas’uuliyiin kale oo Cali Cosoble banaanbax ku taageeray Jowhar

Dibad bax ballaaran ayaa waxa uu maanta ka dhacay Magaalada Jowhar iyadoo lagu taageeray golaha Wasiirada Hirshabelle ee xilka dhawana loo magacaabay. Banaanbaxa ayaa waxa...

Dibad bax Lagu Taageeray R/wasaaraha Cusub oo ka dhacay G/gaduud

Waxaa maanta banaanbax ballaaran uu ka dhacay Magaalada Caabud waaq Ee Gobolka Gal gaduud waxaana ka qeyb galayaasha ay sheegeen inay soo dhaweenayaan Xilka...

Al Shabaab oo goordhaweyd la wareegay deegaan katirsan Galmudug

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadka Xogdoon News ayaa waxay  sheegayaan in Al Shabaab la wareegeen deegaan katirsan Gobolka Mudug. Deegaanka Ceel huur ayaa hoostaga Degmada...

Banaanbax ka dhan Ah Cali Cosoble oo maanta ka dhacay Jowhar (Sawirro)

Inkabadan 50 Xildhibaan oo Jareer iyo Jilleec iskugu jira ayaa waxay maanta banaanbax ka dhigeen Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabelle. Dibad baxa ayaa ahaa...

puntland sidee u aragtaa Magacaabista Ra’isul wasaaraha Soomaaliya?

Maamul goboleedka Punland ayaa soo dhaweeyey ra’isulwasaaraha cusub ee soomaaliya Xasan Cali  Kheyre waxaana ay sheegeen in si dhaw ay ula shaqeyn doonaan'   Warsaxaafadeedka soo...

Maxaa laga yiri magacaabista Ra’isul wasaaraha cusub?( Warbixin)

Dadka falanqeeya siyaasada soomaaliya waxay durba sheegayan in madaxweynaha cusub ay wajahi doonaan dhibaatooyin kaga imaan kara siyaasadiisa cusub ee layaabka ku noqotay shacab...

DAAWO: Kulan Hadda Ka socda Kismaayo & Madaxda Jubbaland oo wada….

Waxaa hadda kulan uu ka socdaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaana shirka uu yahay mid albaabada uxiran yahay. Madaxweyne Kuxigeenka Koobaad Ee...

Dhageyso: Farmaajo oo ka Hadlay Sababta Xasan Kheyre R/wasaaraha Uga dhigay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu si kooban Twitterkiisa ugu shaaciyey inuu magacaabay R/wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya. Shir jaraa'id uu Farmaajo qabtay...

Daawo Video: Qaabkii R/wasaare Xasan Kheyre Kaga Hadlay Xilka loo Dhiibay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu maanta magacaabay R/wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya. Wasiirka Koobaad Ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war...