C/rashiid Xiddig oo Noqon Doona Afhayeenka Cusub Baarlamaanka (SABAB)

Sida la og yahay Dawlada Itoobiya ayaa taageero dhaw waxay utahay Murashax Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub Ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xiddig. Waxa ay ka dhigan tahay...

Wariye Katirsanaa Warbaahinta Qaranka Soomaaliya oo Xildhibaanimo Heshay

Doorasho la isku jilbo murxay ayaa waxay maanta ka qabsoontay Magaalada Muqdisho iyadoo Shakhsiyaadka Xildhibaanimada kusoo baxay ay ku jiraan dad caan ah. Muno Cumar...

Jowhar ilaa Xamar oo inay Go’do Udhawdahay Kadib Markii ay kusoo Bateen…

Wadada isku xirta Jowhar ilaa Xamar ayaa waxaa ku soo badanaya isbaarooyin hor leh taa oo ay cabasha ka keeneen  Darawalada Baabuurta  Halkaasi marta...

Faarax Sh.C/qaadir oo Hadal La Yaab leh Jeediyey “7 Bil Ayaan Ku Dhashay”

Xildhibaan Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu khudbad cajiib aheyd ka jeediyey Kulankii Maanta ka dhacay Muqdisho. Murashaxiinta...

Madaxweynaha Galmudug oo Xilka Ku weyn doona Hal Arin+Mooshin laga Gudbiyey

Inkabadan 40 Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa waxay maanta gudbiyeen Mooshin Xilka ay kaga qaadayaan Madaxweynaha Galmudug C/kiriin Xuseen Guuleed. Waxa Kulan Xildhibaanada ay...

Faallo Qoto Dheer: Qiimaynta Musharixiinta

Maxaa lagu Qiimeynayaa Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha iyo Gudoonka Barlamaanka??? Shan bil kadib dib u dhac doorashada gudoonka golaha shacabka waxaa la shaaciyey in ay dhaceyso...

War deg deg Ah: Nabad Sugida oo Qabatay Mooto Walxo Qarxa Ka Buuxeen

Taliska Ciidanka NISA ayaa waxay ku guuleysteen Baa la yiri qabashada Mooto Amni daro sameyn rabtay Gudaha Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose. Ciidanku waxay shanta...

Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo Xildhibaan Aqalka Sare Kusoo Baxay

Waxaa doorashadii Maanta ka dhacday Muqdisho kusoo baxay Xildhibaan Aqalka Sarena ku guuleystay Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dawladihii Dalka soo maray xilal badan kasoo...

DEG DEG: Dagaal Baangado & Faas la isku Adeegsanayo oo Ka Socda Sh/Hoose

Warbaahinta Xogdoon News ayaa waxay heshay Khabar sheegaya in Dagaal uu ka socdo tuulo Hoostagto Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalka ayaa la isku...

Hogaamiye Sare oo Katirsan Al Shabaab oo gacanta Lagu Dhigay

War kooban oo laga Helay Taliska Ciidanka AMISOM ayaa lagu sheegay in Howlgal ay sameeyeen Ciidanka DANAB iyo Kuwa AMISOM lagu soo qabtay Sargaal...