Dowlada Gambia oo shaacisay inay ka baxayso Maxkamada dambiyada Caalamiga ICC

Madaxda dalka Gambia ayaa sheegay in ay ka bixi doonaan xubinimada maxkamadda dambiyada Caalamiga ah ee ICC,kadib markii ay ku eedeeyeen maxkamaddaasi in ay...

Ciidamada Ethiopia oo ka baxay Tayeeglow iyo Alshabaab oo la wareegay degmadaas

Ciidamada Itoobiya oo ku sugnaa deegaano ka mid ah gobolka Bakool ayaa bilaabay saaka inay isaga baxaan deegaanadaas,iyagoo bilaabay inay dib ugu laabtaan dalkooda. Wararkii...

Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay B/weyne

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa habeenkii xlay ahaa waxay howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo...

Daawo Sawirada: Faransiiska oo xiraya xerada Muhaajiriinta Calais & rabshado halkaas ka aloosan

Ciidamada Booliska Faransiiska ayaa maalintii labaad ku howlan inay tahriibayaasha ka saaraan xero ku taalla dekadda Calais. Xerada Calais ayaa degaan u ah muhaajiriin sharci...

Alshabaab oo xalay weeraray xaafad ka tirsan magaalada Jalalaqsi

Wararka ka imanaya magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay ay weerar ku soo qaadeen magaalada Jalalaqsi Weerarkan oo ahaa ku dhufo oo...

Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo, J/hoose

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Fariisin ay ciidamada...

Maxkamad ku heshay Haween Soomali-Maraykan ah dambi

Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa mar kale waxaa kasoo hor muuqday haween Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in ay gacan saar la leeyihiin Xarakada...

Ra’iisul wasaaraha Soomaalia Cumar Cabdi Rashiid Ciidanka Jabuuti waxey naftoda u hureen shacabka Soomaaliyeed

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda federalka  Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke  ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa  ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda...

Daawo Sawirro: Kooxda Daacish oo dagaal looga saaray magaalo istaraatiiji ah oo ku taalla...

Ciidamada Ciraaq waxay sheegayaan inay si buuxda ula wareegeen magaalada Ratba ee galbeedka dalkaasi. Xoogaga Daacish ayaa weerar ku qaaday magaaladaasi Axaddii la soo dhaafnay,...

R/wasaare ku xigeenka oo la kulmay wafdi ka socday Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya. Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa kala...