Friday, March 29, 2024

Al-shabaab oo Qabsaday deegaan Muhiim ah oo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Al-shabaab ayaa sheegatay la wareegista Gacan ku heynta deegaan lagu magacaabo Maroodile oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, halkaas oo ciidanka dolwaddu ay ku lahaayeen...

Kenya: Ciidankeennu waxba kama Oga dhoofka Dhuxusha Somalia, UN-kuna kama Fiirsan Warkaas!

Ciidanka Difaaca ee dowladda Kenya ayaa waxay soo saareen Isniintii Warbixin ay isaga fogeynayaan Eedeyn uga timid koox dabagalka Cunaqabateynta Soomaaliya u Qaabilsan Qaramada...

Miisaaniyaddu waa Muraayadda laga daawado waxqabadka Dowladda

In la diyaariyo miisaaniyad ,isla markaana la cadeeyo qorshayaasha ku talagal ee lagu saleeyay lacagahaasi waa qaabka lagu yaqaan nidaam dowladnimo ee ku dhisan...

Dab khasaare xooggan geystay oo maanta ka kacay degmada Dharkenley

Dab xooggan oo Khasaare geystay ayaa maanta ka kacay Suuqa weyn ee Suuq Liif, kaasoo ku yaalla Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa la...

Hagar Daamada Villa Somalia & Waxa hortaagan Fidinta Federal-ka, (Qormo, Wasiir Ashkir)

Somaliya maanta waxaa ka jira loolan adag oo udhexeeya dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe kasoo soomaray heerar iyo qaabab kala duwan ,...

DEG-DEG: Suxufiyiinta oo dhowaan looga yeeray Xarunta Guddiga Doorashada Somaliland

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dhowaan xarunta guddiga doorashada ee Maamulkaas looga yeeray Wariyeyaasha, waxaana la sugayaa in...

Maxaa ka jira in Xisbiga Kulmiye uu dad dhintay Codadkooda ku darsaday Doorashada Somaliland?

Cabdiraxmaan Cirro oo ah Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani ayaa sheegay in uu madmadow Farabadan ku jiro sidii ay u qabsoontay doorashadii dhowaan ka...

Mareykanka oo kordhiyay ciidankiisa ka howlgelaya Soomaaliya, Diyaarado & Hub Cusubna Keensaday

Dowladda Mareykan ayaa waxay ku dhawaaqday in ay laba u jibbaartay ciidankeeda ka howlgelaya Soomaaliya, kuwaas oo markii hore ahaa 250 Askri iyo Qalabkooda. Wararka...

Wargeys Turkey ah oo sheegay Dowlad weyn oo Imaaraatka u Adeegsata Burburinta Soomaaliya!

Websiteka Daily Sabah ayaa soo daabacay warbixin xiiso badneyd oo kashiftay waxyaabo badan oo qarsoonaa kuna saabsan in wadanka Soomaaliya la doonayo in la...

Waa sidee Ammaanka Boosaaso, dad lagu qabtay halkaas & waxay damacsanaayeen?

Maamulka Gobolka Bari ayaa sheegay in Ammaanka xoogaa baqdin ah ay ka jirto, maaddaama sida uu sheegay ay si xooggan u baacsanayaan Al-shabaab iyo...

Wararkii Ugu Dambeeyay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com