Mudaharaad Xoogan Oo lagaga Soo Horjeedo Celinta Qaxootiga Oo Ka Dhacay Dalka Norway....

Mudaharaad aad u balaaran ayaa shalay  ka dhacay  wadanaka  norwey   Qaxooti  Gaaraya  ilaa   2000  ayaa isku soo baxay caasimada  wadankaas waxaana soo...

Jubbaland oo shaacisay Waqtiga ay bilaabanayso doorashada Aqalka Hoose

Maamulka Jubbaland oo ka mid ah maamulada ka jira dalka ayaa sheegay in dhawaan Magaalada Kismaayo ay ka bilaaban doono doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose. Maxamuud...

DEG DEG:- Dagaal Culus oo ka socda Magaalada Gaalkacyo

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in hada halkaasi uu ka socdo Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland...

Taliyaha ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo faahfaahin ka bixiyay qarax ka dhacay Muqdisho

Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo Shir Jaraa’id caawa ku qabtay goobtii uu qaraxu ka dhacay ee nawaaxiga taalada Sayidka  ee...

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo sheegay in 2 Malyan oo Dollar Bil walba siiyaan...

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar oo wareysi siiyay ayaa Laanta Af Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in bil walba ay dowlada...

War Deg-deg ah; Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa goordhow ka dhacay Agagaarka Taalada Sayid ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa mid xoogan , waxaana inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho...

Xarakada Al-shabaab Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan Ka Wadda Deegaannada Galmudug

Maamulka Galmudug State ayaa ka warbixiyey waxa ay kala socdaan dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee Al-shabaab ka wadaan deegaanno ka tirsan maamulkaasi Wasiirka Amniga maamulkaasi Cismaan Ciise...

Dambiyada Kufsiga iyo Xatooyada oo Sanadkan Kor u Kacay 2% Somaliland

Dambiyada iskugu jira dilka , kufsiga iyo xatooyada ee ka dhacay  sannadkan gudaha Somaliland ayaa 2% in ka badan kor u kacay marka loo...

Puntland: Liiska Xildhibaannada Ku Guuleystay Baarlamaanka Federaalka

Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee qabta doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ammaanka magaalada Garoowe ayaa aad loo adkeeyay, Ciidamada Puntland...

Xubnaha Aqalka Sarre eeMaamulka Hirshabeelle oo isbedel lagu sameyey

Madaxweynaha Maamulka Hirasheelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Maanta isbadal ku sameeyay Liiska Xubnaha Aqalka Sare Ee Maamulka Hirashebeelle. Madaxweynaha ayaa sheegay in Kuraasta ay haweenku ku...