Dhageyso: Xog Laga Helay Cida Hurineysa Dagaal Beeleedka Gobolka Hiiraan

Dagaal beeleed ayaa kasoo cusboonaaday Deegaano katirsan Gobolka Hiiraan kaasi oo udhaxeeya Beelo walaalo ah oo halkaasi wada degga. Shalay oo ugu dambeysay waxaa duleedka...

XOG: Gaarigii Xasuuqa ka geystay Calamada oo la hayo+Taliska AMISOM oo…

Waxaa ciidanka Dawlada Federaalka Soomaaliya ay ku guuleysteen inay qabtaan gaarigii Ciidanka AMISOM ee shalay galab shacabka ku jiiray Deegaanka Calamada Ee Degmada Lafoole. Ciidanka...

Dhageyso: AMISOM oo si jees jees ah uga hadashay Xasuuqii Shalay Calamada

Kadib Xasuuqii Ciidanka AMISOM ka geysteen Deegaanka Calamada Ee Duleedka Ceelasha Biyaha ayaa waxa ka hadlay Maamulka Deegaanka Lafoole. Taliska AMISOM waxay sheegeen in gaariga...

Dhageyso Wareysi Murugo Leh: Xasuuqii AMISOM ka geysteen Calamada

Ciidanka AMISOM ayaa sii wada xasuuqa ay ugeystaan Shacabka Soomaaliyeed iyadoo cid wax iska weydiineysa aysan jirin marka loo eego dhibaatada heerka ay gaartay. Gaari...

Dhageyso: Hogaamiye katirsan Al Shabaab oo isa soo dhiibay (Magaciisa)

Maamulka Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa soo bandhigay Hogaamiye sare oo katirsanaa Ururka Al Shabaab Ee Gobolkaasi. Gaashaanle Cali Waal oo ka mid...

Dhageyso: Hooyo & Carruur ay dhashay oo Gaajo ugu dhintay G/gaduud

Abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa waxay haatan mareysaa heer aad usareysay iyadoo ay jiraan Dad iyo duunyo Abaarta ku naf...

Qarax Maqaaxi ka dhex dhacay Salaadii Duhur Kadib+Khasaaraha

War laga helay Salaadii Duhur Kadib Deegaanka Leego Ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in halkaasi qarax xoogan laga maqlay kaasi oo khasaaro geystay. Qaraxa ayaa...

Dhageyso: Goob ay ku shirsanaayeen Al Shabaab oo La Duqeeyey G/Gedo

Ciidan Kenyaan ah oo ka baxay Fariisintooda Deegaanka Dhamase ayaa waxay weerar cirka iyo dhulka ah ku qaadeen Deegaan ay kusugnaayeen Saraakiil katirsan Ururka...

War deg deg Ah: Jawaari oo Hadda Kulan Kula Leh Muqdisho Xubnaha…

Waxaa haatan kulan uu uga socdaa Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo Xubno katirsan Gudiga Doorashooyinka Dadban Ee Soomaaliya. Kulanka ayaa...

Daawo Sawirada: Soomaalida Kusugan Yeman oo La Siiyey Agab Muhiim Ah

Qunsuliyada Guud ee Caden oo  oo sii ambaqaadaysa dadaaladeeda ku aadanaa  badbaadinta    qaxootiga Soomaaliyeed ee wali ku xaniban  dalka yemen oo ay wali...