Duqeyn Cirka Ah oo Hadda lagu Garaacayo Deegaano Al Shabaab Kusugan Yihiin

War goor dhaw kusoo dhacay Warqabadka Xogdoonnews.net ayaa sheegaya in Diyaarado Joog Hoose ku socday Saaka Ilaa Xalay lagu Arkayey Deegaano dhowr ah oo...

DHAGEYSO: Isbaarooyin Lacag Badan Lagu Qaadi Jiray Sh/Hoose oo Haawanaya

Dhibaato xoogan ayey Gaadiidleyda iyo Rakaabkaba ku qabeen Isbaarooyin sida tusbixii oo kale loo taxay Waddooyinka qaar Gobolka Sh/Hoose. Kulan looga Arinsanayey sidii Arintaasi wax...

DHAGEYSO: Gud.Ciyaaraha Diinsoor oo Ciyaaryahan dilay Kuwo kalena Dhaawacay

Sida ay xaqiijiyeen ilo wareed lagu Kalsoon yahay waxa Gudoomiyaha Xiriirka K/Cagta Ee Degmada Diinsoor oo qori AK47 watay uu weerar ku qaaday Garoon...

Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Jowhar+Kala Carar Ilaa Xalay Jiray

Dagaalkaan ayaa ka dhacay Koontaroolka Abshir Cali Guure Ee Dhinaca Wuqooyi Laga soo galo Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabelle. Wararka waxay sheegayaan in Ciidan...

SAWIRRO: La-yaabka Muuqaalka gaarigii geystay Qaraxii ugu weynaa ee Shalay ka dhacay Muqdisho

Waxa la helay Muuqaalka gaarigii geystay Qaraxii ugu weynaa ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Muuqaalkan oo lagu duubay Caamarada CCTV ee hotelka Peace ayaa...

DAAWO: Jilayaasha Qooto Qooto oo dad badan Qosolka ka dhameeyey – Oday Cabulle iyo...

Jilayaasha Riwaayadda Qooto Qooto gaar ahaan qeybta Muqdisho ayaa dad badan Qosolka ka dhameeyey kadib markii la isagu keenay Barmaajika Sanadka Cusub ee Tv-ga...

Fariin ka timid Jaamacada Carabta oo Lasoo Gaarsiiyey Baarlamaanka Soomaaliya

Ahmed Abuu Al-Qeyd oo ah Xoghayha Guud ee  Jaamacadda Carabta  ayaa soo dhaweeyay horumarka iyo guulaha laga gaaray Doorashadii ka dhacday dalka Soomaliya oo...

Maxaadan Ogeyn oo Maanta ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya?+Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey taliyaha ciidammada Melatariga dalka Ugand oo Muqdisho yimid. Madaxweynaha J. Soomaaliya, Mudane Xasan...

Axmed Madoobe oo Xildhibaanadii Kismaayo Laga Soo doortay Farta ugu Wacay

Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa waxa uu uyeeray Xildhibaanada laga soo doortay Kismaayo Ee Baarlamaanka Soomaaliya ka mid noqday. Waxa Xildhibaanada...

Q/M oo Lacag Badan Ku Bixineysa Arin Soomaalidu Kasoo Kabsan La’dahay

Qolyaha Qaabilsan Ka Warqabka Arimaha Bini'aadanimada ayaa waxay ka deeriyeen Heerka Macluusha ah iyo Daac darada ka jirta Soomaaliya Dhinaca Abaarta. Waxay Shaqaalaha Bini'aadanimada sheegeen...