Doorashada aqalka hoose ee Puntland oo qarka u saaran in ay Joogsato

Gudiga doorashada dedban ee maamul Gobaleedka Puntland ayaa sheegay in ay ka cabsi qabaan in ay hakad gasho doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Barlamaanka...

Amissom oo bilaabeysa howlgal cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab

Howgalka Midowga Africa ee Amissom ayaa sheegay in ay bilaabayaan qorshe cusub oo ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab. Saraakiisha Amissom ayaa sheegay in dhawaan ay...

Maxaabiis Soomaali ah oo laga siidaayay Xabsi ku taal dalka Masar

Maxaabiis u dhalatay Soomaaliya ayaa laga sii daayay xabsiyo ku dalka Masar ka dib markii habeen ka hor ay xereen ciidamada amaanka Magaalada Qaahira...

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku gubatay dalka Koofur...

Afar ka mid ah Muwaadiinta Soomaaliyeed ee ku ganacsata dalka Koofur Afrika ayaa geeriyootay markii uu dab ka kacay dukaan ay dhex hurdayeen oo...

Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Masjid ku yaal magaalada Kabul

Ugu yaraan 27 qof ayaa ku geeriyootey Masjid ku yaala caasimadda Afqaanistaan ee Kabul, kadib markii qof bom isaku soo xirey Masjidka isku dhex...

Guddoomiyihii guddiga doorashada Puntland Axmed Kismaayo oo is casilay

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Maamul Goboleedka Puntland Axmed Maxamed Cali Kismaayo ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Guddoomiyenimo ee Guddiga Doorashada Puntland. War Qoraal...

Haweeney ka mid ahayd ergada Aqalka Hoose oo goordhow ku geeriyootay Jowhar

Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in mid kamid ah ergada ka qeybgalaysa doorashada dadban ee ka socota magaalada...

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho laga xusay

Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay ku beegan tahay 21-ka Novembar 2016-ka laga xusay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya Maalinta Macallinka Soomaaliyeed. Munaasabado meelo...

Kulan looga hadlayay xaqiijinta xabad joojinta Galkacyo oo maanta ka dhacday halkaas

Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa la kulmay Guddiyada Galmudug iyo Puntland ugu Xil...

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo ka Tacsiyeeyay geerida xildhibaan ka mid ahaa aqalka hoose

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u...