Ruushka oo sheegay inuu diidayo qorshaha nabadda ee Xalab

Ruushka ayaa muujiyay in ay is hortaagi doonto qorshaha Faransiiska uu wado oo lagu doonayo in lagu joojiyo dhiigga ku qubanaya magaalada Xalab. Qorshaha waxa...

Sideed boqol oo qof oo ku dhimatay duufaantii ku dhufatay Haiti

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ay qaadan karto maalma kale oo dheerad ah si loo kala ogaado qasaaraha iyo samenyta dhabta ah ee...

Xaalada Gaalkacyo oo degen iyo dadka oo bilaabay inay ka qaxaan

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in saaka xaalada magaalada ay degen tahay balse weli uu jiro cabsi ku aadan in dagaalka uu...

Akhriso Maamulka Galmudug oo Warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka Gaalkacyo

Maamulka Galmudug ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ugaga hadlayo dagaal shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Warsaxaafadeedkan ayaa maamulka Galmudug ku sheegay...

Shil baabuur oo sababay dhimasho oo ka dhacay xaafada Darasalam ee magaalada Muqdisho

Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay xaafada Daraslam ee degmada Yaqshiid...

Madaxweynaha: ‘’Waa in deg-deg loo joojiyaa dagaalka magaalada Gaalkacyo’’

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale sii micno darro ah loo...

Maamulka Puntland oo sheegay in dagaalka Gaalkacyo uu yahay mid loogu aargudayo Alshabaab

War murtiyeed ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa loogaga hadlay dagaal saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo kaasoo qasaare isugu jira dhimasho iyo...

Abaalmarinta Nobel Peace Prize oo sanadkan ku guuleystey Madaxweynaha Colombia Juan Manuel,

Madaxweynaha Colombia Juan Manuel Santos ayaa ku guuleystey abaalmarinta nabada ee Nobel sanadkan 2016 kadib markii uu dadaal xoog leh u galay soo afjarida...

Dowladda: “Waa In Degdeg Loo Dhameystiraa Xildhibaannada Hirshabeelle”

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan ay marayso howsha maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe taasoo ka...

Duufaanta Matthew oo ku Dhufatay Gobolka Florida

Duufaaanta loogu magac daray Matthew ayaa billowday saakay oo jimca ah inay ku dhufato xeebaha bari ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka. Duufaanta Matthew ayaa...