Banaanbax lagu dalbanayo siideynta Maxaabiista ku xiran Hindiya oo Cadaado ka dhacay+Sawirro

Banaanbax ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada, loogana soo horjeeday tacadiyada Xabsiyada ku haysta dhallinyarada Soomaaliyeed ee daafaha Caalamka ku xirxiran...

William Rutto “Qaxootiga Soomaalida Dhib ayaan ku qabnaa”

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Rutto oo wariyaal kula hadlay magaalada New York ayaa sheegay in dunnidu hadda la fahamtay dhibaatada ay ku...

DEG DEG: Wasiirkii Warfaafinta Puntland oo Is Casilay

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii wasiirka warfaafinta Puntland islamarkaana uu madaxweynaha ugudbiyay warqadiisa iscasilaada. Wasiirka warfaafinta oo la...

XOG: Yaa Bixiyey Lacagtii La Siiyey Looyaradii u Doodaye Soomaaliya Ee Dacwadda Badda?

Soomaaliya ayaa qarash badan siisay looyaradii u doodayey ee arrinta dacwadda Badda Kenya, hase ahaatee waxaa su’aal weyn ay ka taagan tahay cidda bixisey...

DEG DEG:-Puntland oo war culus kasoo saartay Lacag lagala Baxay Bankiga

Warar saaka la helay ayaa sheegayey in La bililiqeystay Lacag ku jirtay Bankiga Dhexe Ee Lacag Keydinta Maamulka Puntland ee Ku yaalla Magaalada Garowe. Warfidiyeenka...

MUCJISO:- Fanaanad Soomaaliyeed oo la kulantay Mucjiso kana baxday Fanka

Fanaanada Tufaax Darajo oo kamid ah Fanaaniinta Soomaalida ee ku dhaqan Qaarada Yurub ayaa Maanta ka Warbixisay Arin Mucjiso ah oo ku dhacday, iyadoona...

Xildhibaanada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Muqdisho lagu dooran doono

Guddiga Doorashooyinka dadban ee dalka ayaa shaaca ka qaaday in Odayaasha Dhaqanka Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ay isla garteen in Magaalada Muqdisho lagu soo...

Xaalada Magaalada Garoowe oo degan

  Xaalada Magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa saakay degan ka dib markii ciidamo hubeysan ay la wareegeen qeybo ka mid ah magaalada Garoowe. Goobaha...

Galmudug oo bilaabeysa howgal ka dhan ah Al-Shabaab

  Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay ayaa sheegay in ay qorshaynayaan howgal ka dhan ah Al-Shabaab oo laga bilaabo deegaanada maamulka...

R.W Cumar oo ka hadlay Dhalinyarada ku xiran Hindiya

  Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadd Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka dilka ah ee dowladda...