NISA oo Muqdisho ku qabatay xubno ka tirsan Shabaab

Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay hawlgal gaar ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho in lagu qabtay xubno sar...

Wararkii ugu dambeeyay qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan Jubbaland

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo shalay gelinkii dambe ka dhacay degaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo...

Deg Deg: Dagaal ka socda Galgaduud

Wararka ka imaanaya Degaanka Dacdheer ee Gobalka galgaduud gaar ahaan xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo itoobiya  ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeyo labo  maleeshiyo...

Akhriso: tirada Xildhibaanada la dilay Xiligii Xasan Sheekh iyo kan Farmaajo

Xildhibaanada Baarlmaaanka Soomaaliya ayaa seddexdii berri ee ugu dambeysay waday dood ku saabsan Amniga Muqdisho kadib markii Muqdishi lagu weeraray Xildhibaan iyaga ka tirsan Xildhibaanada...

Iskaashiga Maamulada oo u jawaabay Waare

Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyey go’aankii uu Maanta qaatay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare kaasoo la heshiiyey dowladda...

Xildhibaan Iidow oo ku hor ceeboobay Fiqi

Xildhibaan Xuseen Iidow oo ka mid ah xildhibaanada taageersan xukuumadda Kheyre ayaa isku day uu ku ceeban lahaa xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka...

Xog: Maxaad kala socotaa Xadka dhaqaalaha lagu qanciyay Hirshabeelle

Warar soo baxayay xalay kadib markii shalay uu madaxweyne Waare shaaciyay in maamulkiisa uu la heshiiyay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay sheegayeen in lacag cadadkeedu...

Faa Faahin: Koox Dil ka gaysatay Baledwayne

Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xalay fiidkii degaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka magaalada Beledweyne lagu dilay nin...

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay safiirka dowladda Talyaaniga

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya oo uu wehliyo...

Dagaal ka dhacay Duleedka Cadaado

Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ayaa xalay waxa ay israsaaseyn ku dhexmartay duleedka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada ammaanka. Israsaaseyntan...