Golaha Iskaashiga Maamulada oo Hadlay Mooshinka laga keenay Farmaajo

Golaha  Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey mooshinka ka dhanka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Mooshinka iyo Dhamaadka Sanadka ayaan Mooshin ka keenay!!

Siyaasiga Somaliyeed malaha Hadaf Siyaasaded oo leh Hiigsi, ma yaqaan waxa uu ku mucaaradayo Qofka markaas talada haya, waxaa u muuqda Kursiga uu Walaalkiis...

Faallo:Maan la heshiinno Al-Shabaab?

Ciidanka Shabaab badankiis waa dhallinyaro Soomaaliyeed. Waa dhallinyaro uu gabay Qarankoodu. Waa dhallinyaro ku dhashay ama ku barbaaray iyada oo uu maqan yahay Qaran...

Faa Faahin: Qarax Askar lagu dilay

waxaa faahfaahin dheeraad ah ay kasooo baxayaan qarax khasaaro geystay oo lala eegtay ciidamada dowladda dhexe ee Soomaaliya xili ay maraayeen Duleedka Magaalada Muqdisho...

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Norwey

Madaxweynaha dalka Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Norwey u fadhin doonta Soomaaliya Elin Bargithe rognlie. Danjire...

Cudurka Daacuunka oo dad ku dilay dalka…

Ugu yaraan Shan Qof oo isugu jira Carruur iyo Haween ayaa ku geeriyootay, Boqolaal kalena way la Il-daran yihiin, markii uu Cudurka Daacuunka ka...

Indha-qarshe oo Bixiyay Amaro ka dhan ah Al-shabaab

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa sheegay in ciidamada Milatariga Soomaaliya aysan u muujin doonin wax dulqaad ah ruux...

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dib-u-dhiska Madxafka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka Qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee...

Howlgalka Atlanta ee ka hortaga Burcad badeeda Soomaalida oo toban jirsaday

Howgalka ka hortaga burcad badeeda Soomaalida ee Atlanta oo ay Midowga Yurub iyo saaxiibadooda ka wadaan xeebaha Soomaaliya iyo meelaha ku dhaw dhaw ayaa...

Soomaaliya oo Turkiga kala hadashay balanqaadkii dhismaha 10-kun oo Guri

Wasiirka hawlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda FS Cabdifitaax Maxamed Ibraahim (Geesey) oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan...