UNICEF oo war aan fiicneyn ka soo saartay Abaarta ka jirta Soomaaliya

Warbixin dheer oo ay soo saartay Hey’ada UNICEF, ayaa waxay kaga hadashay Abaaraha Macluusha ah ee ka jira Afar wadan oo ka mid ah...

Axmed Madoobe oo ka dhawaajiyay hadal ka yaabiyay Maamulka Soomaaliland

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe” ayaa sheegay in loo baahan yahay in dowlada Soomaaliya ay Maamulka Soomaaliland wax ka siiso Mashaariicda...

Galmudug oo qodob muran badan dhaliyay wali ku adkeysanaysa iyo Ahlu Sunna oo mar...

Xilli Baaqyada ka imaanaya Siyaasiyiinta Hogaamiyaasha kasoo jeedana deegaanada Galmudug , ay sii kordhayaan , ayaa wali Hogaamiyaasha Galmudug waxay ku adkeysanayaan in madaxweynaha...

Ahlu Sunna oo 20 Wadaad oo Tabliiq ah ku xir xiray Dhuuso Mareeb

Sida wararka aan ku heleyno , Maamulka gobolada dhexe ee Ahlu Sunna ayaa magaalada Dhuuso Mareeb ku xir xiray ilaa 20 wadaad oo  ka...

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Galgaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Warbixin wadno taabasho ah)

Dadka ku nool Gal-Gaduud abaarta waxaa u dheer gumaadka askarta Itoobiya ee magaca Amisom ku jooga Somalia kuwaas oo tacdi badan ka geystay halkaas...

Dhageyso: Mareykanka Hore Axmed Godane & Aadan Ceyroow Ayey Dileen

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald J.Trump ayaa ogolaaday Sharci usahlaya Ciidanka Sida gaarka utababaran Dalkaasi inay Howlgal ka fulin karaan Dalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed uu ku saxiixnaa...

Dhageyso: Warkii M/weynaha Hirshabelle oo Meel Sare Gaaray & Digniin La Bixiyey

Xilli Madaxweynaha Hirshabelle uu sheegay in Xaafadaha Qaar Ee Degmooyinka Heliwaa & Kaaraan ay hoostagaan Maamulkiisa ayaa waxa hadda soo baxaya walaac laga bixinayo...

Dhageyso: Hey’adaha gargaarka oo laga dalbaday inay la shaqeeyaan Wasaarada Gar gaarka

Xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadashay inay muhiim tahay sidii loo dar dar gelin lahaa wax uqabashada dadka Abaarta ku saameysay Gobollada Dalka. Wasiirada Soomaaliya ayaa...

Al-shabaab oo Gaari Cabdi Bile ah kasoo Afduubtay gudaha dalka Kenya

Wararka aan heleyno dalka Kenya ayaa  sheegaya in Ururka al-shabaab ay gudaha Kenya kasoo afduubteen , gaari Cabdi Bile ah oo ay lahaayeen Ciidamada...

Dhageyso: Qodobadii kasoo baxay wadahadalkii Somaliland iyo Khaatumo State

Waxaa Caasimada Djabbuuti ee dalka Jabbuut lagu soo gaba gabeeyay wada hadaladii u dhexeeyay maamulada Soomaaliland iyo Khaatumo State oo maalmahan dame halkaasi ka...