canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge XOG-DOON NEWS | Archive | Xulshada

Xulshada

Wariye Coldoon oo berri Maxkamad la saarayo waa kuma Qareenka Udoodi doona.

  Suxufi/Samafale Abdimalik Coldon sida aad la wada socotaan weli waxa uu ku xiran yahay Xabsiga Hargeysa,waxaana la sheegay in maalinta sabtida ah la soo taagi doono Maxkamad.

Continue Reading »

Qeybta Xulshada

DAAWO MUUQAAL CAJIIB AH: Maxaa lagu Xasuusan doonaa Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh Maxamuud?

Qaar kamid ah Dad weynaha ku nool Magaalada Muqdisho ayaa fikirkooda ka dhiibtay waxa lagu xusuusan doono Madaxweynihii Waqtigiisu dhamaaday Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Continue Reading »

Xulshada Archives

In Manchester United ay qaadato Griezmann oo sababi karta in Arsenal ay weyso Alexis Sanchez
- Feb 6, 2017
Manchester United ayaa xiisaha laacibka Antoine Griezmann wuxuu yahay mid maalinba marka ka dambeysa kusii xoogeysanaya, taasoo sabab u noqon doonta in Arsenal ay ilaashan waayaan laacibkooda Alexis Sanchez sanadkan, ...
Musharaxiinta Qaarkood oo dib loogu Celinayo Lacagihii isdiwaangelinta Doorashada.
- Feb 4, 2017
  Warar aan helney ayaa sheegayaa ilaa 14 Musharax oo ka mid Musharaxiinta u Tartameysa Xilka Madaxweynaha in Dib loogu Celinayo Lacagahii kaga baxay Doorashada gaar ahaan Lacagtii Isdiwaangelinta sidoo kale ...
Great leaders lead by example
- Feb 2, 2017
Great leaders lead by example   V.P. Joe Biden showed that one can change someone’s life by example in a one minute encounter. In late 2001, I had such an encounter when ...
XAFLAD DALACSIIN AH OO LOO QABTAY MACALIMIINTA JAAMACADDA MUQDISHO
- Jan 1, 2017
Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macilin oo u dalacay darajooyinka sare ee PhD-da.  3 sadex ka mid ah macalimiintaas waxay ...
Axmed Biif oo xalay si dadban looga joojiyay bandhig uu ku qaban lahaa Magaalada Muqdisho
- Jan 1, 2017
Fannaanka Axmed C/kariin Maxamed (Axmed Biif), ayaa xalay  laga hor istaagay bandhig faneed uu ku qaban lahaa hotel ku yaala Magaalada Muqdisho, sababo aan la shaacin awadeed. Fannaanka, ayaa nasiib-darro ku ...
Shaqadii Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo Saaka hakad la geliyay
- Dec 8, 2016
(XOGDOONNEWS.NET):-Waxaa saaka hakad  galay shaqadii duulimaad ee shirkadaha diyaaradaha ee isticmaala Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Hakadka duulimaadka waxaa uu yimid markii shirkadaha diyaaradaha ay ka cabteen lacag kordhin maamulka ...
SAWIRO: Wasiirka arrimaha gudaha oo furay shir ku saabsan madasha xiriirka dowladda iyo maamul goboleedyada “SAWIRRO”
- Dec 7, 2016
Sida ay sheegtay idaacada Dowlada Somalia Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka furay kulan looga hadlayay wada tashiga aas aasida  madasha xiriirka  Dowladda Dhexe ...
Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare ee dhanka Somaliland oo Berito Muqdisho ka bilaabanaysa
- Dec 7, 2016
(XOGDOONNEWS.NET):- Xili labadii maalin ee u danbeysay Muqdisho ay ka socotay doorashada xildhibaanada Soomaaliyeed ee aqalka hoose ee beelaha Dirta Waqooyi ayaa waxaa la shaaciyay in sidaas oo kale beri ...

Next Page »