canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Cumar C/rashiid oo guushiisa ku Xiran Tahay La Midoobida Jawaari | XOG-DOON NEWS

Cumar C/rashiid oo guushiisa ku Xiran Tahay La Midoobida Jawaari

R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa uu ka hadlkay Doorashadii maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Cumar C/rashiid ayaa sheegay inuu marka ugu horeyso uu hambalyo udirayo Jawaari islamarkaana uu sheegay in uu yahay shakhsi kasoo bixi kara Xilkaasi.

Guusha Jawaari uu gaaray ayaa waxa si gaar ah usoo dhaweenaya Xildhibaanada kasoo Jeeda Puntland si ay usoo saartaan Nin ay deegaan ahaan kasoo wada jeedaan.

Cumar C/rashiid Sharma’arke ayaa waxa uu xiriir dhaw la yeelan doonaa Jawaari si uu Xasan Sheekh Maxamuud meesha uga saaro uuna isaga Madaxweynenimada isla doonayo Xukunka Soomaaliya Sanadkaan.

Halkaan kala soco Wararka

.