DAAWO CEEBTA:- Somaliland oo Dagaal kula jirta Calanka Soomaaliya iyo Madaxweyne Siilaanyo oo yir "Dariska Itoobiya ayaa nooga sokeeya Soomaaliya"

0

Soomaaliland ayaa shaacisay inaana la mahdin midnimadii gobalada waqooyi iyo kuwa Koofureed ee Soomaaliya sida uu sheegay madaxweynaha Soomaaliland.

Madaxweynaha Soomaalilanda Axmed Siilaanyo ayaa si cad u cadeeyay in Soomaaliland ay walaashanayso Dariskeena Itoobiya iyo Jabuuti asaga oo meesha ka saaray Soomaaliya.

25-sano ka dib markii Soomaaliland ay ku dhaawaqday inay ka go’aday Soomaaliya inteeda ayaa si wayn looga dabaal dagay deegaanada Soomaaliland iyadoo si gar ah Soomaaliland ay isha ugu hayso arimaha gobalka Awdal iyo Bariga gobalka Sanaag oo ay ka cabsi qabto inay ka soo baxaan maamulo taabacsan Soomaaliya.

Soomaaliland ayaa si cad u shaacisay inay raali ka noqonayn calan aanan ahayn kan Soomaaliland in lagu arko deegaanadeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here