canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Daawo Sawirada: Puntland oo Hub Badan Ka Heshay Daacishtii Deg.Qandala | XOG-DOON NEWS

Daawo Sawirada: Puntland oo Hub Badan Ka Heshay Daacishtii Deg.Qandala

Maamulka Puntland ayaa waxay soo bandhigeen Hub badan ay ka qabsadeen sida ay sheegeen Maleeshiyaadkii ay dhawaan kula dagaalameen Magaalada Qandala Ee Gobolka  Bari.

Socdaal uu dhawaan ku gaaray Magaaladaasi Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa kormeeray meelaha muhiimka ah Ee Qandala.

Rasaas iyo Qoryaha Dagaalka qaar ayaa lasoo bandhigay oo looga furtay baa la yiri Ciidankii Daacish ee Qabsaday Dhamaadkii Sanadkii Hore Degmada Qandala.

Cabdiweli Gaas waxa uu ku baaqay in Shacabka iyo Ciidanka Amniga wada shaqeeyaan si Qandala dib ugu soo laaban Maleeshiyaadkii halkaasi weeraray ee dhibaatada shacabka ugeystay.

img_7713 img_7944 img_7955 img_7973 img_7983 img_7992 img_8025 img_8072 img_8102