DAAWO VIDEO: Hees Maanta Qabsatay Dhagaha Shacabka & Idaacadaha oo…

0

Inta Badan Idaacadaha ka howlgala Magaalada Muqdisho ayaa 9:00 Subaxnimo ka bixi jiray Hawada Saakase waxay xaaladu aheyd mid ka duwaneyd maadama jawiga uu doorasho aheyd.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta soo dooranayaan Gudoomiyaha Cusub Ee Soomaaliya,iyadoo Idaacadaha ay Badankood Tebinayaan doorashadaasi.

Waxaa cajiib aheyd in dhagaha Shacabku ay aad ugu bateen ilaa Saaka Hees ay qaado Hibaaq Maxamed Cabdulaahi oo meel walbo  laga maqlayo taasi oo ah (Dadweynoow Doorashaa jirtee,Yaan Dooraneynaa).

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAASI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here