DAAWO Video:- Kaftanka Happy Khaliif Sheekhadii Hartiga, Ninkii Maraykanka La keenay, Reer Xamarka & Waqooyiga

0

Jilaaga Soomaaliyeed ee Happy Khaliif ayaa soo bandhigay Sheekooyin Cusub oo aad u qosol badan, Wuxuuna kusoo qaatay sheekadii ninkii la keenay Maraykanka, Sheekada ka dhacday Boosaso oo la yidhaah Anigaa soo Arkay meel Hartiga lagu Cadaabay, Reer Waqooyiga iyo Reer Xamarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here