Daawo Yaabka: Hilibka waraabaha oo suuqyada Hargaysa lagu iibinayo iyo yaab ka taagan Hargaysa

0

 

 Dhacdo la yaab leh ayaa waxay ka dhacday magaalada Hargeisa, Kadib markii halkaasi Lagu arkay Waraabe lagu dhexdilay magaalada Hargeisa.

Qaybaha kala duwan ee dadka ku nool magaalada Hargeisa ayaa Waraabaha ka goostay Qaybaha kala Duwan ee Jidhkiisa, iyadoona la kala iibsanayey, Qaar kamid ah dadkii iibsaday iyo Kuwii iibiyey ayaa ka warbixiyey Faa’iidooyinka uu leeyahay, waxayna sheegeen in Hablaha Jinku galo uu ka baxayo, Sidoo kalana waxay sheegeen in Guryaha dhiganayaan oo uu ka Ilaalinayo Jinka, Waxaana dhinaca kale Arintaas wax laga waydiiyey qaar kamida Culimada oo sheegay inay tahay mid Xaaraan ah. DAAWO WAXA DHACAY.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here