Dab ka kacay Garaash ku yaalla Muqdisho & Faah faahin laga Helay

0

Waxaa maanta duhurnimadii uu dab ka kacay Garaash ku yaalla Agagaarka guriga Shaqaalaha Ee Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya.

Dabka ayaa ka kacay Garaashka Xilli ay howl badan ay ku jireen ayaa waxa markii dambe dadku waqti ku bixiyeen damintiisa.

Waxa Dabka uu ka kacay Garaashka iyadoo uu ka bilowday Warqado ay gubayeen Xarunta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee ku sahqeyso Gurigii Hore Ee Shaqaalaha.

Gaadiid ka mid ah kuwa Dab damiska ah Ee Hormuud leedahay ayaa durba ku guuleystay inuu dabka damiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here