DEG DEG: Banaanbax Ka Socda Magaalada Cadaado & Xaalada oo Cakiran

0

Banaanbax Ballaaran ayaa waxa uu haatan ka soconayaa Magaalada Cadaado Ee Gobolka Gal gaduud iyadoo Haween iyo Carruur dad ubadan ay kasoo qeyb galeen.

Dibad baxa ayaa lagu taageerayaa go’aankii Kalsoonida lagala noqday Shalay madaxweynihii Galmudug Cabdikiriin Xuseen Guuleed.

Jahwareer siyaasadeed ayaa isbuucaan ka jiray Cadaado taasi oo keentay in Guuleed la ceeriyo,isna uu ka biyo diiday Arintaasi.

NAGA FILO FAAH FAAHIN INTAASI KA BADAN INSHA ALLAAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here