DEG-DEG: Iska hor Imaad xooggan oo hadda ka socda degmada Hodan

0

Wararka ka imaanaya Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodan ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dagaal u dhexeeya Ciidamada dowladda.

Dagaalka ayaa wuxuu ka billowday Goob Gaadiidka lagu hubiyo oo ay ciidamada Xasilintu ku leeyihiin Isgoyska Tarabuunka.

Lama Hubo Khasaaraha iyo Sababta Rasmiga ah ee dagaalkan uu ka dhashay.

Faafaahinta Nagala soco Goordhow.