DEG DEG: Kumaandooska DF oo Weeraray Xero lagu Tababaro Daacish

0

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/Hoose ayaa sheegayo in cutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Dowladda Soomaaliya ay gabi ahaanba bur-buriyay saldhig lagu tababaro maleyshiyaad ka tirsan kooxda Daacish.

Saldhiga ayaa waxaa uu ku yaalay Degaanka Janaalle ee Gobolkaasi sida Sargaal ka tirsan ciidamada Kumaandoosta ee howlgallada kawado Jannaale uu sheegay.

Kooxda Daacish ayaa dhawaan sheegtay in Weerarkii ugu horeysay ee Soomaaliya ay ka fuliso,waxaana uu ahaa Qarax Miino oo ay u dhigeen Kolonyo AMISOM ah oo mararay Duleedka Magaalada Muqdisho.

WIXII KU SOO KORDHAA LA SOCO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here