DEG DEG: Qarax laga maqlay Muqdisho

0

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa ayaa inta badan waxaa laga maqlay Magaalada Muqdisho, waxaana dadka qaarkood ay sheegayaan in uu yahay mid loo adeegsaday gaari.

Qaraxa ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in uu ka dhacay Agagaarka Hay’adda CID-da oo ku taalla Lambar 4 ee Muqdisho.