Deg Deg: Wafdi ka socda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

0

Wefdi uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Turkiga ayaa Maanta Soo gaaray Magaaaladda Muqdisho.

Wefdi uu hogaaminayo Hogaamiyaha ugu Sareeya Ciidamada Dalka Turkiga ayaa maanta ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde halkaasi uu ku soio dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka .

Wefdigan yaa markii ay soo Dageen ka dib Waxaa la geeyay Safaaradda ay Dowladda Turkiga ku Leedahay Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiinta ugu Sareysa Cidamada Labada Dowladood ayaa Muqdisho ku yeelan Doona kulan looga hadlayo arimaha Xeriirka iyo Tababarka Cuidmada Xooga ee Dalka Soomaaliya.

Masuulkan ugu sareeya Cuudamadq Xooga Dalka Turkiga ayaa Sidoo kale la kulmi Doona Madaxweynaha Somaliq iyo Golahiisa Xukuumadda Soomaaliya.