Deg Deg: Wasiiradda Puntland oo isku raacay Dagaal ka dhan ah Somaliland

0

Golaha Wasiirada Puntland oo Shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa waxa ay iclaamiyeen dagaal ka dhan ah Somaliland.

Shir deg deg ah oo Golaha Wasiirada Puntland ku yeesheen Magaalada Garowe, ayaa ugu dambeyn war Saxaafadeedkii ka soo baxay lagu sheegay shacabka Puntland inay u diyaargaroobaan dagaal muddo dheer soconaayo.

Qoraalka ka soo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa wuxuu u qornaa sidan.