DHAGAYSO:- Feysal Cali Waraabe oo Aflagaado ugeystay Puntland iyo Madaxweyne C/weli Gaas

0

Isagoo wareysi siinayey Feysal Cali Waraabe Idaacad ku taalla Muqdisho ayuu ka hadlay Shirkii Madasha wadatashiga ee Muqdisho kusoo xirmay iyo sida uu isaga u arko qodobadii laga soo saaray.

Gudoomiyaha UCID Somaliland Feysal Waraabe ayaa sheegay in wax lala yax yaxo u arkaan in Soomaaliland beelaha deggan lagu qiimeyn waayo wixii ay xaqa ulahaayeen.

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Gaas uu yahay mid Beel ahaan ka yar kuwa degga Somaliland hadana Xaqii uu lahaa mid kabadan Dawlada Soomaaliya ay siisay.

Waxa uu sheegay Mudane Waraabe hadii la rabo in Somaliya iyo Soomaaliland wax dhexmaraan loo baahan yahay Cadaalad wax lagu saleeyo kadibna Sideedii Gobol Beelaha wax loogu qeybiyo ee Awal Soomaaliya ka jirtay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here