Dhageyso: Isbaarooyinka Daadsan Sh/Hoose & Doorka Madaxweyne Farmaajo

0

Qaar ka mid ah Gadiidka Sh/Hoose ayaa waxay ka hadleen Isbaarooyinka yaalla Waddooyinka qaar iyo Saameynta ay ku leedahay shaqadooda.

Axmed Cali Yuusuf oo ah Gudoomiyaha Gaadiidleyda Afgooye ayaa sheegay inay Afgooye ilaa Wanla weyn gaadiidleydu bixiyaan lacag dhan 240 Kun Shillin Somali ah taasina ay culeys ku tahay.

Waxa uu Axmed sheegay in Afar isbaaro ay taallo Deegaanada Tixsiile,Warmaxan iyo Garas bandiiro ayna Madaxweyne Farmaajo ka dalbanayaan inuu wax ka qabto isbaarooyinkaasi.

Qaar ka mid ah Waddooyinka Shabellaha Hoose ayaa waxa lagu arkaa mararka qaar Rag Hubeysan ay kufsi ku sameeyaan dadka rakaabka ah waxay wataana ka qaataan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here