DHAGEYSO: Odayaasha Beesha HAWIYE oo fadhiga ka kacday iyo Maqaamka Muqdisho oo war culus ay ka soo saareen // TOP NEWS

0

Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dhibaato uu ku sheegay in Bulshada Muqdisho xuquuqdooda la duudsiiyay, Wuxuuna ku micneeyay go’aankii Hoggaamiyayaasha Soomaalida ay iskula gaareen Muqdisho uu ahaa mid lagu handaday reer Muqdisho balse sida uu sheegay ay bulshada Muqdisho ku taameyso sida uu hadalka u dhigay Tayo iyo Cudud intaba.

Axmed Diiriye ayaa ku dooday dalka uu leeyahay Caasimadda 1aad, 2aad iyo 3aad marka laga reebo Muqdishana dad si gaar ahaaneed ay maamusheen oo ay ka samesteen maamul iyo nidaam, Wuxuuna ugu baaqay reer Muqdisho in ay sameystaan maamul Goboleed sida Gobollada kale ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here