canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Dhageyso: Wasiirkii Shariif Xasan Xilka Ka Qaaday Shalay oo Xog Badan Bixiyey | XOG-DOON NEWS

Dhageyso: Wasiirkii Shariif Xasan Xilka Ka Qaaday Shalay oo Xog Badan Bixiyey

Iyadoo Shalay Xilka qaadis lagu sameeyey Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Koonfur Galbeed Macalin Barre ayaa waxa soo baxaya warar dheeraad ah.

Kulan ka dhacay Baydhabo uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Hogaamiya K/Galbeed ayaa war laga soo saaray Xilka looga Xayuubiyey Wasiirkaasi.

Hadaba waxaa Saxaafada la hadlay Xilka Qaadista Wasiirka Lagu Sameeyey Axmed Maxamed oo loo yaqaano Macalin Barre.

Waxa uu Barre sheegay inaysan jirin wax xilka qaadis ah oo lagu Sameeyey maadaama Wasiirada Shaqeeya dhamaantood ay yihiin kuwo aan Sharci aheyn oo Baarlamaanka meel mariyey jirin.

Macalin Barre ayaa Shariif Xasan Sheekh Aadan ku Qarxiyey isagoo shegeay in Seddex Wasiir uu magac dhabay ay yihiin kuwo Danta Shariifka ka shaqeeya oo wixii doono ay usameeyaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA XILKA QAADISTA LAGU SAMEEYEY.

Halkaan kala soco Wararka

.