Dowladaha Leh Ciidamada Ugu Xoogga Badan Adduunka Oo Lasoo Saaray, Qiimeyntii U Dambeysay 2016-2017

0

waxaan lasoo saaray liiska  wadamada ugu awoodda badan xagga ciidamada xooga iyadoo ay qiimeynta fiirineysay  Awood Hawada, Khayraadka, Awoodda Ciidamada Badda, Saadka, Khayraadka, Juqraafi iyo dhaqaalaha.

qiimeyntaan ayaa waxaa kaalinta koowad ku raaxeysaneyso wadanka USA, halka kaalinta labaad uu soo galay wadanka Ruushka.

popwerful-defence-forces-world

Haddaba liiskaas oo dhameystiran hoos ka aqriso

1. United States Of America

Iskoorka uu helay Wadanka USA f 0.2475< wuxuuna Ku bixiyaa Difaaca   $689,591,000,000, wuxuu leeyahay 1,477,896 Military oo shaqeenayo,  Shaqaalaha Xoogga  153,600,000, Diyaaradaha Dagaalka 15,293, Maraakiibta Ciidamada  290.

2. Russia

Qimeynta  0.2618, lacagta uu ku bixiyo Ciidamada Xoogga  $64,000,000,000. Diyaaradaha Dagaalka is 4,498; Maraakiibta Dagaalka 224, Shaqaalaha Xoogga  75,330,000.

3. China

Qiimeynta 0.33351, Lacagta Ciidamada Uga Baxdo  $129,272,000,000. Shaqaalaha Xoogga 795,500,000, Tirada Ciidamada Military ee Shaqeeya  2,285,000. Diyaaradaha Dagaalka 5,048, Maraakiibta Dagaalka 972.

4. India

Qiimeynta: 0.4346, Lacagta Difaaca Uga baxdo  $44,282,000,000. Ciidamada Military ee shaqeeya 1,325,000 , Shaqalaaha Xoogga  487,600,000. Maraakiibta Dagaalka: 170 , Diyaaradaha Dagaalka 1,962.

5. The United Kingdom

Qiimeynta 0.5185, Lacagta Difaaca $57,875,170,000. Tirada Militariga Shaqeeyo  224,500. Shaqaalaha Xoogga 31,720,000, Diyaaradaha Dagaalka 1,412, Maraakiibta Dagaalka:  77.

6. France

Qiimeynta: 0.6163 , Lacagta Xoogga Uga Baxdo:  $58,244,000,000. Tirada Militariga Shaqeeyo: 362,485 aTirada Shaqaalaha Xoogga: 29,610,000. Maraakiibta Dagaalka:  180, Diyaaradaha Dagaalka:  544.

7. Germany

Qiimeynta: 0.6491, Lacagta Ciidanka Uga baxdo:  $43,478,000,000. Militiriga Shaqeeyo: 148,996 , Shaqaalaha Xoogga: 43,620,000. Maraakiibta Dagaalka: 67, Diyaaradaha Dagaalka:  925.

8. South Korea

Qiimeynta:  0.6547, Lacagta Xoogga Uga baxdo:  $28,280,000,000, Ciidamada Shaqeeyo:   653,000 and labor force around 25,100,000. Diyaaradaha Dagaalka: 871, Maraakiibta Dagaalka:  190.

9. Italy

Qiimeynta: 0.6838, Lacagta Ciidanka Uga Baxdo:  $31,946,000,000, Ciidamada Militariga ee shaqeeyo:  293,202 Shaqaalaha Xoogga:  25,080,000. Diyaaradaha Dagaalka: 770, Maraakiibta Dagaalka  179.

10. Brazil

Qiimeynta: 0.6912,Lacagta Xoogga Uba baxdo:  $31,576,000,000, Ciidamada Shaqeeyo:   371,199 . Shaqaalaha Xoogga:  104,700,000 , Maraakiibta Dagaalka:  106, Diyaaradaha Dagaalka:  822.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here