Faa faahin: Theresa May oo oohin Xafiiska kala tagtay

0

Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay xilkii iska casishay Ra’iisul Wasaarihii dowladda Ingiriiska Theresa May,kadib markii ay markii kulamo la qaadatay Masuuliyiin ka tirsan xisbigeeda.

Theresa May Raysal Wasaarihii Ingiriiska ee Maanta is casishay ayaa mudooyinkii u dambeysay cadaadis kala kulmeysay qorshaha Britain uga baxayso midowga Yurub oo lagu dhaliilay xukuumaddeeda.

Hadal ay jeediyay ayay sheegtay inay ka tagayso Dal ay jeceshahay waxaana laga dheehan karay Murugada ka muuqatay