Faah Faahin: Dad ka shaqeeya Nadaafadda oo lagu laayay Duleedka Muqdisho

0

Wararka laga helayo Degaanka Xaawa Cabdi Dulleedka Degmada Afgooye ee Gobalka Sh,Hoose ayaa shegaya in barqaddii maanta hakaasi lagu dilay ilaa s8deed Ruux.

Dadka la diay ayaa waxaa la sheegay in ay ahaayeeen Dadka Nadaafadda ka shaqeeya ee Degaankaasi ka shaqeeya.

Dadkan ayaa xiliga Dilkooda uu dhacayay waxay ku howlanaayeen howlaha Nadaafadda ah oo ay ka Wadwwn deegaankaasi Xaawa Cabdi.

Dadka Degaanka ayaa sheegaya in Kooxda Dilka ka Dambeysay ay ka tirsan yihiin Alshabaab balse ay goobta ka baxsadeen markuu dilka dhacay ka dib.