Faah faahin ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqisho

0

Faah fahino dheeraad ah ayaa kasoo kordhaya qarax maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo godeey ee degmada Wadajir , kaasi oo la sheegayo inuu khasaaro geystay .

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Miinada dhulka lagu aaso oo lagu qariyay goob fariisin u aheyd ciidamaada dowlada Soomaaliya ee ku sugan isgoyska  Kaawo godeey.

Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa qaraxaas ku dhaawactay , waxaase la sheegayaa inay jiraan dad kale oo waxyeelo ay soo gaartay , waxaana haatan socda baaritaan ay sameynayaan ciidamada dowlada Soomaaliya.

Xogdoonnews:

Muqdisho Somalia

Xogdoon2015@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here